Details
Buuggan wuxuu xambaarsan yahay in ka badan 3.000 oo Maahmaahyo, Murti & Madadaallo isugu jirta waxaana la daabacay dabayaaqadii sanadkii tagay ee 2007da. Maahmaahyadu waa qeyb ka mid ah suugaanta Soomaalida kana kooban tiro gaagaaban isla markaana xambaarsan xikmado, marmarna qeexan marna maldahan.
Inta badan maahmaahyada waxaa loo isticmaalaa soo gaabinta ujeedada hadalka la doonayo in la ururiyo ama la xikmadeeyo, waxaana inta badan isticmaala dadka yaqaanna dhaqanka ma guuraanka ah ee Soomaalida. Haddaba haddii aad dooneysid in aad wax ka barato dhaqankaaga & hiddahaaga ha moogan buuggan Maahmaahyo, Murti & Madadaallo.
Additional Information
| Sub Title | Murti & Madadaallo |
|---|---|
| Author | Abdulaziz Ali Ibrahim Xildhiban |
| Publisher | No |
| Published | No |
| Language | No |
| Genre | No |
| Cover | No |
| No. of pages | 0 |
| ISBN | 978-0-954555-1-9 |
| Array | 0.7 |
| Size | 21x1x15 |
| Age | No |
